DAAWO: Xaflad Sagootin Ah Oo Gudoomiyaha Kulmiye Ee Galbeedka Canada Loogu Qabtay Magaalada Edmonton.

Saturday October 07, 2017 - 21:46:03 in Latest News by Abdirahman Sheekh
  • Visits: 1396
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Xaflad Sagootin Ah Oo Gudoomiyaha Kulmiye Ee Galbeedka Canada Loogu Qabtay Magaalada Edmonton.

    Waxan dhawaan xaflad sii sagootina loogu qabtay magaalada Edmonton ee dalka Canada gudoomiyaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxan dhawaan xaflad sii sagootina loogu qabtay magaalada Edmonton ee dalka Canada gudoomiyaha

galbeedka Canada oo dalkii hooyo ku sii jeeda sii u uga qaybgalo doorashada ka dhacaysa dhawaan dalkii hooyo una taageero xisbiga kulmiye .

waxaa kale oo goobtaa sagootinta dardaaran ugu diray shacabka  reer Somaliland iyo tageerayaasha kulmiye xubno gudidda ka mida oo kula dardaarmay bulshad inay  ilaashadaan nabadgalyadooda doorasho xalaal oo xaq ahna u diyaargarooban.

 

ALLA MAHAD LEH

NORTH AMERICA KULMIYE MEDIA.