Wafti Uu Hogaaminaayo Murashaxa WADDANI Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Deegaanka Sabo-Wanaag

Saturday November 11, 2017 - 18:16:54 in Latest News by Geele Mr
  • Visits: 679
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Wafti Uu Hogaaminaayo Murashaxa WADDANI Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Deegaanka Sabo-Wanaag

    Murashax Cirro, waxa lagu soo dhaweeyey degmada Saba-wanaag iyo deegaanada hoos yimaada iyada oo uu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Murashax Cirro, waxa lagu soo dhaweeyey degmada Saba-wanaag iyo deegaanada hoos yimaada iyada oo uu

 shacabka deegaanaddaasi uu kala qeyb-galay isku soo baxyaddii ugu ballaadhnaa ee ay sameeyeen dadka deegaankaasi.

Shacbka ku dhaqan deegaanaddaasi, waxa ay muujiyeen in ay cod iyo cudud ba la garab taagan yihiin Xisbiga WADDANI .