Farxadaada Si Aan Kor Ugu Qaadno Fadlan Soo Booqo Family Dental Oo Ku Yaala Hargeisa

Monday May 28, 2018 - 13:06:58 in Latest News by Abdirahman Sheekh
  • Visits: 853
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farxadaada Si Aan Kor Ugu Qaadno Fadlan Soo Booqo Family Dental Oo Ku Yaala Hargeisa

    Farxadaada Si Aan Kor Ugu Qaadno Fadlan Soo Booqo Family Dental Oo Ku Yaala Hargeisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Farxadaada Si Aan Kor Ugu Qaadno Fadlan Soo Booqo Family Dental Oo Ku Yaala Hargeisa

Family Dental Clinic, ugu soo hagaag dhammaan adeegyada daryeelka Ilkaha nooc wal oo ay yihiin, sida Ilka Xidhida, Ilka Galinta, Maydhida Ilkaha, buuxinta iyo Dhuux dilida Ilkaha.

FAMILY waxa uu idiin diyaariyay FURSADO badan oo aad ku farxi doontan waana sidan:-

-Fursadaha aan Qoysaska u hayno waxa kamid ah in 20% qiime dhimis ah ay leeyihiin.

-Fursadaha aan Lamanaha Arooska ah u hayno waxa ka mid ah in midkood lacagta laga dhaafo loona Maydho Ilkaha habeenka aqal galkooda.

-Fursada kale ee aan qof kasta u hayno waxa ka mid ah in ilka xidhida lagu bixin karo hafto bil walba ah.

 

Hargeisa, Somaliland

Tell: 524909 /0634066466

FAMILY DENTAL waxa uu qabtaa nooc wal oo ilka xidhid ah!. Sida:-

= Ilkaha is dhaafsan

= Ilkaha Fanaxda leh

= Ilkaha iska soo dul baxa

= Ilkaha kala fog-fog

=Ilkaha xaga hore is gaadhin

 

Hargeisa, Somaliland

FAMILY DENTAL CLINIC waxay u adeegtaa dhamaaan bushada, si gaar ahna waxay u xooga u saartaa qosaska, waxaanay bixisaa dhamaan adeeg walba oo ilkaha ah. Sida Family Dental & Medical Center

Adeegyada aan bixino:-

1. Talo bixin ilkaha iyo afka ah

2. Daawaynta xididka ilkaha

3. Toosinta ilkaha

4. Buuxinta ilkaha

5. Galinta ilkaha

6. Dhaqida ilkaha

7. Cadaynta ilkaha

8. Raajada ilkaha

9. Bixinta ilkaha

10. Daawaynta Suuska

11. Daawaynta Ciridka

Farxadaada si aan kor ugu qaadno Fadlan soo booqo Family Dental oo ku yaala Hargeisa, gaar ahaan Koonfurta Saldhiga dhexe, ama nagala soo xidhiidh faahfaahin Tell: 0634066466.