Dawladnimo waa awood shacab oo lagu aaminay fulinteeda Xukuumadda, si ay u horumariso

Saturday May 18, 2019 - 13:27:49 in Latest News by Geele Mr
  • Visits: 60
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladnimo waa awood shacab oo lagu aaminay fulinteeda Xukuumadda, si ay u horumariso

    Dawladnimo waa awood shacab oo lagu aaminay fulinteeda Xukuumadda, si ay u horumariso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladnimo waa awood shacab oo lagu aaminay fulinteeda Xukuumadda, si ay u horumariso




Dawladnimo waa awood shacab oo lagu aaminay fulinteeda Xukuumadda, si ay u horumariso adeeg bulsho oo hufan. Shacabka Somaliland waxa xannaaneeya oo cudur iyo caabuq ka ilaaliya bahda caafimaadka oo saq dhexe iyo subaxba u taagan daryeelka caafimaad ee muwaadinka. In kastoo sannadkii 2018-kii, dakhliga Xukuumaddu koobnaa, maadaama dhibaatooyinku badnaayeen, dhoofkii xooluhuna xayirnaa, haddana Xukuumaddu waa ay xoogga saartay oo ku dadaashay:



– Waxa la dhisay dhawr iyo toban xarumo caafimaad oo cusub (Health facilities), waxaana la dayac-tiray, dibna loo qalabeeyey in ka badan konton xarumo caafimaad, taas oo kor u qaaday 31% tirida dadka loo adeegaayo.


Loading...