Taageerayaal Miisaanleh Oo Ka Soo Digo Rogtay Labada Xisbi Mucaarid oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye

Sunday November 06, 2016 - 08:07:34 in Latest News by Abdirahman Sheekh
  • Visits: 1299
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Taageerayaal Miisaanleh Oo Ka Soo Digo Rogtay Labada Xisbi Mucaarid oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye

    Taageerayaal Cusuboo Ku Soo Biiray Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Isla Markaana kasoo Digorogtay Labada Xisbi Mucaaridka ee Waddani iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taageerayaal Cusuboo Ku Soo Biiray Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Isla Markaana kasoo Digorogtay Labada Xisbi Mucaaridka ee Waddani iyo

Ucid ayaa xaflad Lagu qabanaya Magaalada Edmonton ee Gobolka Alberta ee Dalka Canada.

Munaasibadsi Mug leh loo soo agaasimay ayaa Waxaa kahadlaay Xubno kuhadlaya AfkaTaageerayaasha ku soo Biiray Xisbiga Kulmiye ee hore uga Mid ahaa Xisbiyada Waddani iyo Ucid Waxayna ka Xog waramayaan Sababaha ku dhalisay inay ka soo baxaan labada Xisbi Mucaarid Isla markaanaTaageero horleh ugu Muujiyaan Xisbiga Kulmiye. Sidoo Kale Madaxda Xisbiga Kulmiye ee Magaalada Edmonton ee Gobolka Alberta ee Dalka Canada ayaa Sheegay inay kufaraxsanYihiininay Xisbiga Kulmiye ku soo dhaweeyaan Taageerayaashan kasoo digorogtay Labada Xisbi MucaarideeWaddani Iyo Ucid.