Daawo: Faras Mucjiso Ah Oo Baroor La Dul Tagay Maydka Ninkii Dhaqan Jiray, Diidayna In La Qaado

Tuesday January 10, 2017 - 07:38:31 in Latest News by Abdirahman Sheekh
  • Visits: 2519
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Faras Mucjiso Ah Oo Baroor La Dul Tagay Maydka Ninkii Dhaqan Jiray, Diidayna In La Qaado

    Paribas, (HWN/Agencies):- Faras uu dhaqan jiray nin ku dhintay dalka Brazil ayaa ka yaabiyay, eheladii iyo dadkii ka qayb galay aaska ninkaas dhintay ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Paribas, (HWN/Agencies):- Faras uu dhaqan jiray nin ku dhintay dalka Brazil ayaa ka yaabiyay, eheladii iyo dadkii ka qayb galay aaska ninkaas dhintay ee

lahaan jiray faraskan, ka dib markii uu isaga oo murugaysan baroor la dul tagay, naxashkii uu ku jiray maydku.

 

Qisadan oo ka dhacday Magaalada Paribas ee dalka Baraasiil, oo ah halka uu ku dhintay, ninkii dhaqday ee lahaa faraskan oo lagu magacaabi jiray Wagner de Lima Figueiredo, oo 34-jir, ku dhintay, ayaa markii maydkiisa loo qaadayay xabaasha, uu soo galay faras Sereno ee uu lahaan jiray, kaas oo isagoo murugaysan dul tagay naxashkii, lagana dul kaxayn kari waayay oo baroorta iyo musanowgiisa la xajin kari wayay.

 

Faysal Maxamed Xasan

Hadhwanaag/Office Hargeisa Somaliland

faysal@hadhwanaag.org