Daawo: Suxufiyadii Warkii Sababay Dagaalkii 2aad Ee Aduunka Baahisay Oo 105-jir Ku Dhimatay

Thursday January 12, 2017 - 08:34:33 in Latest News by Abdirahman Sheekh
  • Visits: 1383
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Suxufiyadii Warkii Sababay Dagaalkii 2aad Ee Aduunka Baahisay Oo 105-jir Ku Dhimatay

    Hong Kong, (HWN/Agencies):- Suxufiyadii warkii ugu horeeyay ee dagaalkii labaad ee dunida baahisay, laguna tilmaansado inay ahayd qofkii ugu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hong Kong, (HWN/Agencies):- Suxufiyadii warkii ugu horeeyay ee dagaalkii labaad ee dunida baahisay, laguna tilmaansado inay ahayd qofkii ugu

horeeyay ee dunida ku war geliyay dagaalkaas ama sida la rumaysan yahay baahisay warkii sababta u ahaa dagaalkaas,ayaa iyadoo boqol iyo shan jir ah ku dhimatay dalka Hong Kong.

 

Suxufiyadan oo lagu magacaabi jiray Clare Hilling Worth, ayaa 1939-kii soo tabiyay duulaankii Jarmalku ku qaaday Dalka Poland, kaas oo fure u noqday dagaalkii labaad ee aduunka, waxa kale oo ay ka hawl gashay, meelo badan oo dagaalo ka dhaceen, sida Vietnam, Aljeeriya iyo dagaalkii Hindiya iyo Pakistan.

 

Faysal Maxamed Xasan

Hadhwanaag/Office Hargeisa Somaliland

faysal@hadhwanaag.org