TORONTO: Xisbiga Kulmiye Oo Xaflad Uqabanaya Garabyada Ay Kala Hogaaminayaan Jamaal Cali Xuseen Iyo Axmed Muumin Seed

Thursday April 06, 2017 - 08:16:19 in Latest News by Abdirahman Sheekh
  • Visits: 1153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TORONTO: Xisbiga Kulmiye Oo Xaflad Uqabanaya Garabyada Ay Kala Hogaaminayaan Jamaal Cali Xuseen Iyo Axmed Muumin Seed

    Xaflad ay ku midoobayaan xisbiga Kulmiye laantiisa Toronto iyo laba garab oo ka kala huleelay xisbiyada mucaaradka Somaliland ee kala ah Xisbiga Ucid iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflad ay ku midoobayaan xisbiga Kulmiye laantiisa Toronto iyo laba garab oo ka kala huleelay xisbiyada mucaaradka Somaliland ee kala ah Xisbiga Ucid iyo

Xisbiga Waddani ayaa xaflad ay ku shaacinayaan inay ku biireen xisbiga talada Haya ee Kulmiye loogu qabanayaa Toronto.

Labadan garab ee xaflada kubiirida kulmiye loo qabanayo ayaa waxaa kala hogaaminaya aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ka diga rogtay xisbiga Ucid kadib markii khilaafyo isdaba socday uu dhexmarey Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, halka garabka kadiga rogtay Xisbiga Waddanina uu hogaaminayo Axmed Muumin Seed ee Xisbiga Waddani ka gaadhay gudoomiye ku xigeen.

Halkan hoose ka akhri macluumaad intaa kabadan oo ay kamid tahay goorta iyo goobta lagu qabanayo Xaflada.